It takes the average reader to read Cad Quudheed by Dambisa moyo
Assuming a reading speed of 250 words per minute. Learn more
Dambisa Moyo waxay ku dhalatay, kuna barbaartay Lusaka, Saanbiya. Tacliinteeda hoose waxay ku soo qaadatay dalkeeda. Se waayo'aragnimada ay ka heshay Goldman Sachs, Bangiga Adduunka, Harvard iyo Oxford oo ah hormuudka gargaarka adduunka ayaa cariyey fikradda buuggan ee ah: gargaarku ma aha hiil e, waa halaag; in uu dhantaalo koboca dhaqaale mooyee, ma dhaqaajiyo; maDhiirrigeliyo ganacsiga gaarka loo leeyahay iyo waxsoosaarka dalka gargaarqaataha e,Waa uu dhabarjebiyaa.Waa dhif iyo naadir in qof Afrikaan ahi ka hadlo ibtilooyinka qaaradda Afrika haysta, weliba uga hadlo si lexejeclo ku jirto. Moyo waxa ay bannaanka keenaysaa dhagarta qarsoon ee mashruuca gargaar ee socday qarni ku dhawaadku uu xambaarsan yahay.Buuggu wuxuu ammaan weyn ku mutaystay sida uu indhaha caalamka ugu soo jeediyey ibtilada gargaarka ee Afrika lagu imtixaamay. Iyo sida uu u soo bandhigayo xalal ka wanaagsan gargaarka oo ku habboon horumarka Afrika higsanayso, sida maalgashiga tooska ah ee shisheeyaha iyo isticmaalka suuqyada maaliyadeed ee dunida ka jira.
Cad Quudheed by Dambisa moyo is 0 pages long, and a total of 0 words.
This makes it 0% the length of the average book. It also has 0% more words than the average book.
The average oral reading speed is 183 words per minute. This means it takes to read Cad Quudheed aloud.
Cad Quudheed is suitable for students ages 2 and up.
Note that there may be other factors that effect this rating besides length that are not factored in on this page. This may include things like complex language or sensitive topics not suitable for students of certain ages.
When deciding what to show young students always use your best judgement and consult a professional.
Cad Quudheed by Dambisa moyo is sold by several retailers and bookshops. However, Read Time works with Amazon to provide an easier way to purchase books.
To buy Cad Quudheed by Dambisa moyo on Amazon click the button below.
Buy Cad Quudheed on Amazon